Soonku waa rukni ka mida arkaanta islaamka oo aad iyo aad muhim u ah soonku waa
rukni aad iyo aad u muhiim ah sabatoo ah wuxuu muhimad u leeyahay caafimaadka
jirka nabigeena nnkh wuxuu leeyahay ha soome qofkii aan awoodin galmada ama
nafaqada soonku wuxuu ka mid yahay waxyaalaha keena inuu jirku ka taqaluso
unugyadii duqoobay oo uu samaysto kuwo cusub.
Hadaad rabto inaad dhalinyaro noqoto soonka badso ,hadaad rabto inuu jirkaagu si
fiican u shaqeeyo soonka badso, reer galbeedku wax yaalaha ay ogyihiin waxaa ka
mida in qofku bishiiba uu soomo 2 asbuuc,soonku waa tababar la rabo qofku inuu
ku barto akhlaaqda wanaagsan,soonku wuxuu hagaajiyaa hab dhaqanka dadka,soonku
waa waxyaalaha dad badan oo xanuuno qaba ay xanuunada ugaga takhalusi karaan ,
nabigu nnkh wuxuu ina leeyay iasagoo soonka ka hadlaaya qof haduu wax kuu dhimo
waan soomanahay ku dheh,ale waxa uu inoo sheegaayaa qaradka ugu weyn ee laga
leeyahay soonka inay tahay inay isaga ka baqaan ilaahay wuxuu noo seegayaa
soonka inuusan noogu talo galin inuu nagu balse uu yahay maalmo kooban ,wuxuu
sidoo kale ilaahay inoo sheegay in bisha dambiga lagu sidoo kale bishatan waxaa
la xirxiraa shayaadiinta kuwooda ugu waaweyn bisha ramadaan waa bil uu qofku uu
ilaahay isu dhiibo shahwooyinkiisa ka tanaasulo sidoo kale ilaahay wuxuu
leeyahay soonka anaa leh anaana ka abaalmarinaaya.
sidaas awadeed walaal ku dadaal soonka bisha ramadaan ama ramadaan la aanba
hadaba waxaan kaa codsanaayaa inaad share gareyso maqaalkan si ay uga faa
idaystaan walaalo ann aqoontaan lahayn.
0 Comments