dhamaantiin waxaan idinku salaamay walaalayaal salaanta islaamka asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuh walaalayaal halkan waxaan idiinku soo gudbin doonaa maqaal ku saabsan salaada.
Salaadu waa rukniga 2aad ee diinta islaamka walaalayaal nabiga naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaatee waxaa ilaahay salaada ku waajibiyay iyadoo aysan jirin meel la isugu yimaado xaramka mooyaane.
salaadu waa aasaaska umadada islaamiga ah sidoo kale nabi maxamed nnkh markay naftu kasii baxaysay waa wuxuu dardaarmay waxay culimadu tulmaamaan arkaanta kale dhulkaa loogu waajibiyay nabiga balse salaada meeshii ugu saraysay markuu marayay nabigu ayaa la soo faray hadaynu quraanka dib ugu noqono waxaynu dareemaynaa inay salaadu ka mid ahayd wax yaalihii ambiyadii hore la soo faray sidoo kale makaanada ay leedahay salaadu waxaa ku tusi kara walaal nabi ibraahiim marka uu leeyahay qur aanka dhexdiisa allow iga yeel mid salaada ooga.
sida ku xusan qur aanka nabi maxamed ayaa loo tilmaamayaa inuusan isku mashquulin birbirka aduunyada,sidoo kale luqmaanal xakiim xikmadii ugu waynayd ee uu ilmihiisa kula dardaarmayay waxaa ka mid ahayd wiil kaygiyow tuko salaada
0 Comments