Hajka

Asalaama calaykum walaalayaal dhamaantiin waxaan idinku salaamayaa salaamta islaamka waxaana aad iyo aad ugu han waynahay inaad qormadan wax ka faa iidi doontaan. nabigu wuxuu yiri nnkh iga barta acmaasha xajka ragu wuxuu guntanaayaa labo go sidoo kale wuxuu xiranaayaa kabo anqowga ka hooseeya dumarku waxay iyagu xiranaayaan dharoodii caadiga ahaa oo ay magaalada ku joogeen ilaahay wuxuu inagu waajibiyay xajka xajkana in badan ayaa rabi subxaanahuu wata caalaa kitaabkiisa kaga waramaysuuradaha baqara aalicimraan maaiida i.w.m suwarkaasoo dhan ilaahay wuxuu ugaga waramaayaa axkaam xaj iyo maqaasidiisa intuusan ruuxu xiran xajka iyo cumrada waxaa sunno ah inuu qubaysto. Aad iyo aad ayaan walaalayaal dhamaantiin idiinku rajaynayaa inaad u gudan doontaan acmaasha xajka sida ugu fiican.

Post a Comment

0 Comments

Agriculture
الكلام
التمييز